Haween Soomaaliyeed oo Dacwad ka gudbiyay Shirkada Amazon

Haween asalkoodu Soomaali yahay balse heesta dhalashada dalka Mareykanka ayaa  maxkamad ku taalla gobolka Minnesota u gudbiyay dacwad ka dhan ah Shirkada Amazon oo ay ka shaqeeyaan. Sida uu qoray wargayska middleeastmonitor haweenkan Soomaaliyeed ee dacwada ka gudbiyay shirkada Amazon ayaa ka cabanaya in loo diiday in la siiyo goob iyo waqti ay ku tukadaan Salaada. … Continue reading Haween Soomaaliyeed oo Dacwad ka gudbiyay Shirkada Amazon